Amar ka soo baxay taliska Booliska Puntland oo ka dhaqan galay Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa si weyn amnigeeda loo xoojiyey, iyadoo maalmaha soo socda la filayo in halkaas lagu qabto shirweyne looga hadlayo maalgeshiga. Waxaa Magaalada Garowe ka dhaqan galay awaamiir ka soo baxay Taliska ciidanka Booliska ee Maamulka Puntland kuwaasoo la xiriira xaqiijinta amaanka. Waxaa ka mid ahaa awaamiirtan inaan wax hub … Continue reading Amar ka soo baxay taliska Booliska Puntland oo ka dhaqan galay Magaalada Garoowe